Gabar aan whats appka ka bartay baan ku riyooday

Su’aasha:

Asc waa idiin salaamay bah weynta wax ku qorta Mareegtan Daruur.com, waxaan rabaa inaad ii fasirtaan riyo aan xaley ku riyooday waxayna ahayd gabar aan Whats appka iska baranay balse aan sidaas u sheekeysan ayaan waxaan ku riyooday gabadhii oo gurigeena joogto lacagna isiineyso ayaan saakey ku soo toosay riyadaas oo kale maxaa la dhihi karaa.

Mahadsanidiin

Gabar aan whats appka ka bartay baan ku riyooday
Gabar aan whats appka ka bartay baan ku riyooday

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa waxa aad rabto inaad la kulmi doonto waliba si sahlan ayaad ku halaysaa taasna waxaa laga fahmayaa gabadha oo la dhihi karo adduunka ayay matalaysaa lacagtana waa la mid laakin imtaxaan ayaa la socda waxa aad heli doonto marka guud ahaan riyada waa khyar haddii Alle yiraahdo.

,

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More