Waxan ku riiyooday anoo garka xiiranaya waxana reebta qeybta hoose

Su’aasha:

Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo garka xiiranaya waxana reebta qeybta hoose sida (Goat Bread) gar orgi camal sharabadana waan iska xiiray waxana u xiirtay sida sunada marka maxaa lagu fasiira wlllo?

Fadlan si deg deg iga soo jawab wllo Mahadsanid.

Waxan ku riiyooday anoo garka xiiranaya waxana reebta qeybta hoose
Waxan ku riiyooday anoo garka xiiranaya waxana reebta qeybta hoose

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad noloshaada wax ka badalayso sidoo kale dhaqankaaga, riyada xiirida garka qaabab badan ayaa lagu fasiraa haddii garka dhamaantiisa la xiiro qofka xiirayana uu yahay qof gar lahaa, riyada waxay tilmaamaysaa inuu sunada ka tagayo, oo uu la imaanayo wax dadka aysan ka helin, hadduusan gar lahaan jirin dhaqan cusub ayuu la imaanayaa, sidoo kale garka waxaa lagu fasiraa marka la xiiro qofka inuu ka bixi doono murugaha haya, ama uu iska gudi doono deynta lagu leeyahay.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More