Anoo timaha hoose iska xiiraya ayaan biyabaxaa ma siigaa la dhihi karaa

Su’aasha:

dhowr jeer waxan isku arkay inaan biyaha baxo anon ugu talagalin marar badan markaan shuunka iska xiirayo guska aya taagma intan sakiinta meesha marinayo ayaan biyabaxaa taas siigo mala dhihik kara aniga uma samynin si ulakac ah.

Anoo timaha hoose iska xiiraya ayaan biyabaxaa ma siigaa la dhihi karaa
Anoo timaha hoose iska xiiraya ayaan biyabaxaa ma siigaa la dhihi karaa

Jawaabta:

Timaha hoose inaad iska xiirto waa wax loo baahan yahay haddii taas ay keento biyabax oo aadan ugu talagalin ma aha siigo, maxaayeelay siigada qofka si kas ayuu u sameeyaa wuxuuna u sameeyaa inuu sidaas ku raaxaysto, laakin xaaladdaada oo kale waxay dhacdaa marka qofka uu yahay qof dhowrsi badan oon siigaysanin oon xumaanna sameynin biyaha ayaa kugu batay qabashadaas ayaa keentay dareenka xoogga badan, haddaad ahaan lahayn qof siigaysta biyaha sidaas kaagama bixi karin.

Laakin iska ilaali shaydaan inuu dhinacaas kaasoo galo mar kaste aad iska xiirto timaha adoo raba inaad ku raaxaysato.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More