Fasirka riyada ilmaha yar

Interpretation of a baby's dream

Su’aasha:

Asc walal, Salan sare kadib waxan xalay ku riiyooday anoo ciyaar siinaya cunug yar oo hadda dhashay camal xaaskeygana Uur ayay leedahay Marka Faasirka Riyada Caruurta muluq ah maxaa lagu fasiiro aniga waan faraxsana marka aan cunuga hayay? Waad Mahadsan tihiin dhamaantiina

Fasirka riyada ilmaha yar
Fasirka riyada ilmaha yar

Jawaabta:

Riyadaada waxay tilmaamaysaa barako iyo khayr badan inaad heli doonto, ilmaha yaryar  waxaa lagu fasiraa farxad iyo khayr badan, teeda kale waxaab tilmaan u ah qaabka adiga aad u aragtay riyada, waayo waxaad sheegtay inaad faraxsanayd marka aad ky riyoonaysay cunugga yar,

guud ahaan ilmaha waa wax wanaagsan marka bishaarayso, waliga xaaska marka ay uurka leedahay waxaa kuusii dheer ilmaha soo socda inuu noqon doono mid guriga barako iyo khayr u ah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More