Fasirka riyada carada hooyada

Su’aasha:

Waxan habeen hore ku riyoday hoyadey oo intey carotay guriga wan ka tagaya tiri oo an wiil iyo gabar yar gacanta kaso qabanayo oo an leyahay hoyo wan kuracaya kiliga ma baxeyso.

Fasirka riyada carada hooyada
Fasirka riyada carada hooyada

Jawaabta:

Riyada carada hooyada ma fiicna waxay tilmaamaysaa in dhib soo socdo, waxaa laga yaabaa inaad adiga  samaynayso wax iyada aan raalli ka ahayn, carada hooyada waa digniin dib u eeg naftaada eeg hooyadaada weyddii wixii ay u baahan tahay iyo waxa ay dhibsanayso, guud ahaan ma fiican carada ama xanaaqa hooyada marka riyo lagu arko arrimo dhibaato la xriirta ayay tilmaamaysaa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More