Riyada aabe kala tuurayo gabadhiisa

Su’aasha:

Asc walal wad ku mahadsantihiin shaqada wacan ee aad haysaan jazakallah
Waxan rapaa riyo ay walashy ku riyootay in aad i fasirtan apyo guurkeda wxa ka dhiman 2 habeen
Wxay ku riyootay meherkeda in uu Aabe kaso qeyb galay yacni 2 meel ayey kala joogan marke aabe aragtay ayey hab siisay isagana wa u kala tuuray /gamay iyana way iska oysay marka maxey noqon kartaa shukran.

Riyada aabe kala tuurayo gabadhiisa
Riyada aabe kala tuurayo gabadhiisa

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa aabaha inuu guurka ka xun yahay xataa hadduusan sheegin, riyada toos ayay u caddahay, waliba wuu ka caraysan yahay arooska dhici rabo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More