Fasirka riyada buur dab ka baxayo

Su’aasha:

asc wll waan idin salaamay. waxaan ku riyooday aniga uu qof sarirta madaxa i salaaxayo kadipna i kaxeyay buur taso u ka baxayay dab aan khasaaro badan bixinayn balse qofku igu yidhi waa mesha kaliyate iftiin aad ka helayso waxanaan ku arkay riyada inan aan garanayo balse ananu saxipo ahayn.

Fasirka riyada buur dab ka baxayo
Fasirka riyada buur dab ka baxayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa isbaddal ku imaanyao noloshaada, waayo dabka buurta ka kacayo waa astaan baraarug ah iyo isbaddal Nabi Muuse CW marka waxyiga ku bilaabanayay asoo ehelkiisa la socdo ayuu dab meel fog ka arkay markaas ayaa waxyiga kusoo degay marka dabka xaaladda aad ku aragtay waa wax fiican.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More