Riyada Xaflad ilmo dhashay iyo dab dambas noqday

Riyada:

Waxan Ku riyoday dhoor mar xaflad ama mel duco ka jirto e la isku imaday – habeen hore waxan Ku riyoday anigo xafadayda la isku imaday iyado ay jogan dad an magaladan wada jogno on garanayo iyo war kale o xafadayda ka fog si inu dhashay wiil oo wax la karinayo dadka ay u imaden inay wax cunan la Duceyo iyo anigo kursiga gariga hostisa kaso bixinayo surwalo jeebka surwalka jeebka uugu yar na an lacag ka so bixinayo waxan akay oo kale Dab Dabdambas noqday cad Eexoga yar wali dableh oo ay qof dulmarayo.

Riyada Xaflad ilmo dhashay iyo dab dambas noqday
Riyada Xaflad ilmo dhashay iyo dab dambas noqday

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa dood iyo dhib kugu soo wajahan dadkaas guriga ku kulmay ayaa laga fahmayaa, wax weyn isu keenay inuu jiro, arrin u dhalanayso sida ilmaha u dhashaan,  dambaska wali kululna waa digniin lagaaga digayo fidnada iyo dadka xunxun oo dhibka badan, waxaad iska ilaalisaa dadka aan kula rabin wanaag iyo khayr waxaan filayaa riyooyinkan isku xiga inay dhamaantooda digniin ay xambaarsan yihiin iska ilaali dad xaasidka ah iyo dadka cadowga ah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More