Dadka way i caayaan dumarka lama hadli karo ila taliya

Su’aasha:

ASC Wll aniga ahan madax weyn ayan leyahay dabo weyn dhabarka godan horey u yara badan Dhanka caloosha inkasto dadka intabadan dabada weyn igu cayaan maskin ayan ahay OO dadka shekeyo maihi wana laigu Yasa heer dadka horteyda ay wax iga shegan hada arday ayan ahay laakin inshallah dowr sano kadib inan guursadaan rabo iskumana kalsooni OO nin naag shukansan karo maihi maadama
Magalada aan joogo hadi lai doono gabar waxaanba kabaqaya inay idiido sida cadada Noah ninka hadi naag lodono wa inay is arkan intay is mahersanin marka walal bal talo iga siiyo barakallahu fiikum.

Dadka way i caayaan dumarka lama hadli karo ila taliya
Dadka way i caayaan dumarka lama hadli karo ila taliya

Jawaabta:

Marka hore waxaad ogaataa abuurka Alle wax ceeb inuusan wadanin, waxyaalaha aad sheegtay ma aha wax kaa hor istaagi kara noloshaada aad rabto, marka niyadda dhiso lasoo bax kartida kugu jirto, shaki kama taagna karti weyn inay kugu jirto oo qancin karta dumarka badan, calafkaaga ma waynaysid marka niyadda dhiso intaad awooddo dadaal, hadalka wanaagsan wax dhib ma keeno ee isku day inaad gabar fiican raadsato.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More