Doodda sidey u xun tahay xadiiska tilmaamay

Doodda aan faa’idada lahayn qofka meel xun ayay ku riddaa siiba qofka marka uu ku doodayo diinta islaamka asoo kasoo horjeeda oo raba inuu sugo baadil.

Qofka muslinka waxaa lagaga baahan yahay inuu ka dheeraado doodda madhalayska ah.

Doodda sidey u xun tahay xadiiska tilmaamay
Doodda sidey u xun tahay xadiiska tilmaamay

Taas oo laga wado dood aan natiijo lahayn kaliya waa buuq iyo hadal xun.

Xadiis ayaa si fiican u tilmaamay doodda marka ay tahay mid qaab daran iyo qofka xumaan keena doodda dhexeeda.

waxaa laga wariyay caash’isha – Ilaahay raalli haka noqdee – nabiga – naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee – inuu yiri:

(إِنَّ أَبْغَضَ الرِّجَالِ إِلَى اللَّهِ الأَلَدُّ الخَصِمُ).

(Ragga waxaa loogu neceb yahay xagga Alle midka ugu doodda badan)

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More