Faragalinta afaaraha lamaanaha

Bulshada maxay usoo faragalinayaan nolosha lamaanaha
taas waxaa keenta dhaqanxumida iyo jahliga

Guurka waa naxariis Ilaahay na siiyay

wuxuuna ugu talagalay taranka inuu sii jiro

wuxuuna u sameeyay waddo xalaal ah oo ah guurka

ubadka waa nimco weyn oo uu qofka dareemyo marka uu fikiro

ubadakana waxaa bixiya Alle cidduu doono ayuu siiyaa

qofka marka uu guursado dadka waxay durbadiiba is weydiiyaan

habel xaaskiisa uur ma u qaadday taas oo ninka ama naagta dhibta

waayo dadka waxay soo dhexgalaan nolosha lamaanaha

dumarka haddii ay dhalmada ka soo daahdo aad bay uga walwalaan
siiba marka dad kale ay hadalhayn iyo su’aal gabadha la dabada joogaan.

dad waxaa jira aad ugu mashquula dadka kale oo raba iyo afaaraha hoose sii ogaadaan.

Faragalinta afaaraha lamaanaha
Faragalinta afaaraha lamaanaha

waxaa laga yaabaa mararka qaarkooda inay weyddiiyaan afaaro oo aan loogu talagalin in la ogaado.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More