Dhismaha kalluunka u eg ee ku yaalla Xaydarabaad

Dhismahan waa dhismaha wasaaradda deeqda badda iyo kalluunka ee ku taalla magaalada Xaydarabaad ee dalka India.

Dhismaha kalluunka u eg ee ku yaalla Xaydarabaad
Dhismaha kalluunka u eg ee ku yaalla Xaydarabaad

Waxaa loo dhisay qaab kalluun qofka wuxuu u malaynayaa kalluun weyn markuu meel dheer kasoo arkayo.
Waxaad ku arkaysaa sawirkan baraha bulshada asoon la sheegin meesha uu ku yaallo dhismahan.

Sida la og yahay adduunka waxaa ka jira tartan lagu tartamayo dhismaha iyo kala dheeraanta quruxda iyo dhismooyinka la yaabka badan.
Maxay kula tahay arrintan injineerka fikarddan keenay sideed u aragtaa fadlan comment u reeb webka Daruur.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More