Riyada awoowaha oo istbitaal loo wado

Su’aasha:

Asc wllo xalay waxan ku riyooday Awoowgey 4 sano ka hore dhintay anoo isbitaal u wada asaga oo xanuunsan. Maxay noqon karta marka fasiirkeeda qof dhintay oo isbitaal loo wada.

Riyada awoowaha oo istbitaal loo wado
Riyada awoowaha oo istbitaal loo wado

Jawaabta: 

Riyada awoowaha oo jirran waa riyo tilmaamaysa in dhibaato ay kugu soo socoto iyo walwal, waxay tilmaamaysaa wax xun inuu ku qabsan doono, – Ilaahay hakaa badbaadiyee – astaanta awoowaha ee riyada marka uu jirran yahay waa dhibaato iyo rafaad adiga kugu soo socda, waxaa kaloo ay tilmaami kartaa fikirka aad fikirayso oo la xiriira mustaqblka iyo walwalka ku haysta.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More