Biyaha shahwada ninka maxaa daciif ka dhiga

Biyaha shahwada ninka maxaa daciif ka dhiga

Su’aasha:

SCW waxaan rabaa inaan ogaado dhibkan i haysta kaso ah biyaha shahwada iga baxayo adayg ma aha waa biyo qoyan ah taas mala dhihi karaa waa cadi mise waa jiro waxan jiraa 22 sano sababta biyaha shahwada jilcinaysa maxa la dhihi kara.

Biyaha shahwada ninka maxaa daciif ka dhiga
Biyaha shahwada ninka maxaa daciif ka dhiga

Jawaabta:

Biyaha shahwada ama manida waxaa la rabaa inay adkaadaan ma larbo inay biybiyo ahaadaan.
Haddii taas ay dhacdo waxaa sabab u noqon kara galmada badan ama siigada badan.
Qofka hadduu galmada badsado biyihiisa ma adka waxay soo baxaan iyagoo jilcsan.
Laakin qofka hadduuna muddo samaynin galmo biyaha ka baxayo waa kuwo adag waxay shabahaan hargabka cagaaran laakin way cad yihiin.
Haddii qofka biyihiisa asoon galmo badan samaynin ama siigaysanin ay jilcan yihiin taas waxay astaan u tahay inay daciif yihiin.
Waxaa habboon inuu badsado cuntooyinka biyaha lagu adkeeyo.
Sida kalluunka caanaha hilibka ukunta iyo looska iyo dhammaan cuntooyinmkaas oo laga heli karo qofka waxa uu u baahan yahay dhanka caafimaadka galmada.

Faahfaahin siyaado

 

Ninka galmada kucusub dhaqsi miyuu biyo baxaa?

متى كان المنى أو الرحم مائلين إلى فساد مزاج فاختر لذلك الرجل امرأة رحمها مائل إلى ضد ذلك الفسادوبالعكس فان الحال تصلح بذلك وإنما ينبغي أن يفعل هذا بعد أن تعلم أن العقم ليس للسدد ولا لشىءغير فساد المزاج فقط واستدل على فساد مزاج الرحم أو اعتداله من باب المزاج والتبخير بالادوية التي هي الأفاوية كاف في ذلكوذلك أن الرحم البارد اليابس لا ينفذ فيه البخور حتى يصل إلى الفم والمنخر لتكاثفه والرطب ينفذ فيه شىء ضعيفلانه يغمر ذلك البخور ويضعفه وأما الحار فانه يغير كيفية ذلك البخور إلى الريحوهذا النوع فقط يحتاج إلى أن يضم إليه استدلال آخر لأن الدليل فيه من باب البخور أضعف ميلا لرقته على أن هذا المزاج قل ما يعرض لبرودة النساءورطوبتهن وهذا المزاج إنما يعرض للمرأة الأدماء الزباء القضيفةفضم هذا إليه وإذا حدث بالحامل زحير كان سببا لأن تسقط لاتصال الرحم بالمعى المستقيم وشدة تعب الجسم بكثرة الف ب القيام وشدة الوجع

Basasha iyo shahwada ninka

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More