Riyada gabar dhabarka hab iga siinayso igana qaniinayso

Su’aasha:

Asc waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak ilaahay ha ku xagido sheakh adigana sigaara
waxaan ku riyooday anoo qol wayn wada seexanayno dad badan oo raga furaashyo ku seexanayno kabacdi anuu meelka mida qolkii u guuray oo ay iga soodaba guureen
kabacdi gabadh aan ilmader nahay oo in ay hanti ka khiyaanto rabta nin dabadeed aan ka diiday in ay sidaa yeesho waliba waraaqo ayay sidatay
kabacdi anagoo gabadhii qolwada joogna ayaa waxa Nala joogay oo kursi ku fadhiyay wiil aan ilmader nahay oo kabaha waawayn xidhanayay ka bacdi gabadhi ayaa intay soo kacday hab I dhabarka iga qabsatay ayay I qaniintay hadana iga leefayso aadmodsysay hadana I qaniinaysay
Allah mahadleh

riyadani haday tahay mid fiican oo kalya hala fasiro hadiikale oo mid xun tahay Uma baahni mahadsan tihiin

Riyada gabar dhabarka hab iga siinayso igana qaniinayso
Riyada gabar dhabarka hab iga siinayso igana qaniinayso

Jawaabta:

Riyada waa digniin waxaa lagaaga digayaa qof khiyaano wata oo samayn raba wax adiga aadan ogeyn, gadaashaada ayuu ka samaynayaa wax aadan ka warqabin oo adiga ku dhibaya waxayna noqon kartaa gabar marka iska jir taxdar ka qab, astaanta waa qaniinyada dhabarka oo matalaysa khiyaanada gadaashaada laga samaynayo.

Qofkaas afka ayuu kuu macaynayaa laakin hoos ayuu xumaan ka wataa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More