Riyada bookhashada maayirka magaalada aan joogo

Su’aasha:

Asc waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak
Waxaan ku riyooday anoo jooga qolwayn oon leeyahay oo ay ila joogaan laba gabdhood
Ayaa waxaa ii yimid maayirka cusub ee caasimada aan joogo hortayduu fadhiistay
Isagoo aad ii sharfaaya oo ii waynaynaya oo I ixtiraamaya
Ana intaan gacanta madaxa kasaaray oon dhunkaday
Ayaan ku idhi ilaahay xilka aad qaaday hakuu fudaydiyo
Hanakugu Arturo
Allah mahadleh.

Riyada bookhashada maayirka magaalada aan joogo
Riyada bookhashada maayirka magaalada aan joogo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto qof laga garanayo magaalada aad ku nooshahay waxaa laga yaabaa inaad mediyaha kasoo muuqato oo dadka ay si fiican kuu bartaan sidoo kale inaad dadka u adeegto oo aad meel masuul ka noqoto.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More