Barashada tajwiidka Quraanka kariimka kitaabka hidaayatu arraxmaan

Barashada tajwiidka Quraanka kariimka kitaabka hidaayatu arraxmaan

شرح كتاب هداية الرحمن في تجويد القرآن

Sharaxa kitaabka hidaayatu arraxmaan fii tajwiiddi alqur’aan

Barashada tajwiidka Quraanka kariimka kitaabka hidaayatu arraxmaan

 

Darsiga koowaad:   qeexidda tajwiidka:   الدرس والأول    تعريف التجويد

Darsiga labaad:    axkaamta midka iyo noocyadiisa      الدرس الثاني: أحكام المد وأنواعه

Darsiga sedexaad:  axkaamta midka badalka iyo ciwadka  الدرس الثالث: أحكام مد البدل والعوض

Darsiga afaraad: axakaamta midka silada  الدرس الرابع : أحكام مد الصلة الكبرى والصغرى

Darsiga shanaad: axkaamta midka mutasilka iyo munfasilka الدرس الخامس: أحكام المد المتصل والمنفصل

 

Tajwiidka wuxuu ka mid yahay culiimta quraanka kariimka aadka u muhiimsan

Qofka muslinka waa inuu ku akhriyaa quraanka tajwiid;

Waxaa jira kutub fara badan oo laga baran karo tajwiidka qaar loogu talagay dadka bilowga ah

Qaarna aad u waaweyn.

Waxaa ka mid ah kutubta yarar:

هداية المستفيد في علم التجويد  hidaayatu fii cilmi attajwiid waa kitaab aad u fiican oo su’aal iyo jawaab ah

Waana sahalan yahay akhriskiisa.

Waxaa ka mid ah kutubta yaryar  hidayaayatu arraxmaan fii tajwiid alquraan

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More