Riyo wiil abti oo Quraan akhrinaya iyo waddo la dhisayo

Su’aasha:

ASC WALAL WAXAAN KU RIYOODAY ANIGOO WIIL ABTI II AH OO MEEL QURAAN KU AKHRINAYA U YEEDHAYA QOF AYAANA II DIRAY INAAN UYEEDHO ABTI INTAA KADIB WAXAAN SOO MARAY WADO DHISME KUSOCDO OO YARA BOODH AH WAXAAN RIIXAYAY DHAGAXYO LA QORAY YARA CULAYS BAY IGU AHAAYEEN LKN ABTIGAY UNBAA IGU YIDHI ANA WAAN ISKA DHAAFAYE ISKA SOO DHAAF OO ISKA DAA INTAAN FARXAY AYAAN DHAGAXAANTII DHAAFAY OO ISKA DHIGAY WAYNA XIDHIIDHSANAAYEEN DHAGAXAANTU. YACNII MIDBA MID BUU KA SII DANBEEYAY.

Riyo wiil abti oo Quraan akhrinaya iyo waddo la dhisayo
Riyo wiil abti oo Quraan akhrinaya iyo waddo la dhisayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamysaa inaad naftaada dib u dhisi doonto waxaana kuu soo dhow goorta aad garan lahayd waxa kuu fiican, ha illaawin inaad Quraanka kariimka akhrisato si aad u hesho hanuun iyo wanaag nolosha kuu ifin doona,  akhriska quraanka wuxuu astaan u yahay khayrka iyo hanuunka aad ka heli karto quraanka marka aad naftaada dhisayso, waa riyo fiican.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More