WG Kenya Aadan Ducale oo ka qeybgalay xaflad maktabad lagu furayo

WG Kenya Aadan Ducale oo ka qeybgalay xaflad maktabad lagu furayo

Wasiirka gaashaandhiga Kenya Aadan Ducale oo ka soo qeybgalay furintaanka maktabad weyn oo kutub fara badan ay taallo.

Waa maktabad islaami ah oo laga heli karo kurubta diiniga oo dhan sida tafsiirka iyo axaadiista iyo afka carabiga sida kutubta naxwaha iyo sarfaha.

Halkan waxaad ka daawan kartaa sawirada lagasoo qaaday kulunkaas qiimaha badnaa.

Wasiirka gaashaandhiga Kenya Aadan Ducale oo ka soo qeybgalay furintaanka maktabad weyn oo kutub fara badan ay taallo (11)
Wasiirka gaashaandhiga Kenya Aadan Ducale oo ka soo qeybgalay furintaanka maktabad weyn oo kutub fara badan ay taallo (11)

Waxaad ka fahmaysaa soomaalida meel walba ay ku nool yihiin inay diinta islaamka ku dhegan yihiin oo ay ku dadaallayaan.

 

 

 

 

 

 

 

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More