Riyo asxaab lala joogo oo walaal kedis lagu waaynayo

Su’aasha:

Asc, ciid mubarak. Waxaan ku riyooday anoo asxaabteeydii mar hore iskugu keen dambeysay jawi farxad leh la qaadanayo ayaa asxaabtii mid ka mid ah wuxuu la dagaalay nin halkaas tukaan ku lahaa, waa la daqray oo dhiig baa ka imaaday, waxaan is iri asxaabtii kale u soo sheeg oo walalkey na la joogay, durba waxaan dadkii ka dhex waayay walal, waan qeylo dhaanshay heer waxaan gaaray aan baroorto. Daal dheer kadib baan helay.
II fasira walal mahadsanidiin.

Riyo asxaab lala joogo oo walaal kedis lagu waaynayo
Riyo asxaab lala joogo oo walaal kedis lagu waaynayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo murugo leh inay kula soo guboonaanayaan oo saamaynaya fikirkaaga laakin waad ka gudbi doontaa inshaa Allaah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More