Waxan Ku riyooday qof arqinayo quran

Su’aasha:

Asc gudomiye : waxan Ku riyooday iyado mid aan Sxbo nahay u I imaday albanka markaan furay waxaan maqlay qol dariskeyga ah oo nin Ethiopian Muslim ah uu quran aqrinayo markas ayaan Ku iri kii iso salamayay re iso boqdey oo ninkaan quranka wuuu yaqaanaa arka ninkas qoranka aqrinayona daris.

Waxan Ku riyooday qof arqinayo quran
Waxan Ku riyooday qof arqinayo quran

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamysaa inaad khayr heli doonto ee ku dadaal quraanka akhriskiisa inshaa Allaah wanaagga waxaad ku gaaraysaa quraanka, albaabada ayuuna kuu furayaa haddii Alle idmo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More