Waxan ku riyooday anoo tuugo i cayrsanayso

Su’aasha:

asc wr wb walalaha ad baad u mahad san tihiin shaqada aad bulshada u hsysaan waxaan ku riyooday gabar walaashay dhashay baan suuqa isku raacnay hooyaded bay suuq ku arkin way na iga hareysaa kaligay baa xaafada soo adaya tuug baa iso ceyrsanaya guri qabyo ah baan ku dhuuman wuu i wayn markaas baa dad baa ii imanaya oo iga soo saraya mesha gabadhaas iyo hooyadeed iskumaa ficnin maxay riyadan.

Waxan ku riyooday anoo tuugo i cayrsanayso
Waxan ku riyooday anoo tuugo i cayrsanayso

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in mashaakil aad la kulmi doonto waxaana sabab u ah dadkaas aad sheegtay gabadha iyo hooyadeeda marka maalmahan iska ilaali wixii dhib kuu keeni kara.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More