Oohinta hurdada dhexdeeda ma jirro baa keenta

Oohinta hurdada dhexdeeda ma jirro baa keenta

Su’aasha:

Dr waan kusalamay ASC, suwiixi maarkan sokacay xaskey waaxey igu tiiri xalay waat oheysay maa riyohesay, anigana riyo ann kujiray laakin maqano waaxan laa ohaaya ama riyada oo ahaay . marka hadad waax iga fasiri kartiit kheir Allah kusiyo sheikhow waad mahadsan tahaay.

Oohinta hurdada dhexdeeda ma jirro baa keenta
Oohinta hurdada dhexdeeda ma jirro baa keenta

Jawaabta:

Hurdada in lagu dhex ooyo waa wax dad badan ay arkaan, waxaana keena sababo kala duwan waxaa ka mid ah qofka inuu arko riyo cabsi leh markaas uu toos u ooyo oohintiisa ay maqlaan dadka isaga qolka la jiifo, waxaana dhici karta inuu illaawo riyada uu arkay.
Waxaa kaloo keena qofka inay neefta ku xiranto oo uu dareemo asoo hurdaayo ciriiri oo uu sidaas la ooyo.

Waxaa kaloo keena qofka hadduu seexdo asoo aad u murugsan oo walwal badan dareemaya iyada way dhici kartaa inuu ku dhex ooyo jurdada dhexdeeda.
Oohinta hurdada dhexdeeda waa nafis uu ku nafisayo qofka oohin uu u baahnaa markuu soo jeeday.
Marka iska ilaali inaad seexato weyso la’aan sidoo kale waxaa la rabaa inaad akhrisato adkaarta hurdada markaad seexanayso.

Hadalka hurdada dhexdeeda maxaa keeno maxaana daawo u ah

Weeping in sleep is something that many people see, and it is caused by various reasons, including the person seeing a terrible dream and then crying directly to the people in the room who are sleeping with him, and it is possible that he will forget the dream he has seen.
It also causes the person to have a breath congestion and feel asleep and wee.

It is also caused by the person who sleeps very sad and feels very anxious and may wee in the middle of the bed.
Crying in the middle of sleep is a breath that breathes the person who needs to cry when they are awake.
When you avoid not going to sleep without going to sleep, you are also required to read about the difficulty of sleeping.

 

Riyada Culeyska jirka halkan ka daawo

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More