Qofkii ku riyoodo asoo barafuun isku buufinayo

Su’aasha:

scw maamulka webka daruur wad mahasan tihin marka hor waxan rabaa in la ii fasiro riyada dhalada barafuunka aad u caraf badan asoo qofka isku buufinayo oo si fican isugu shubayo.

Qofkii ku riyoodo asoo barafuun isku buufinayo
Qofkii ku riyoodo asoo barafuun isku buufinayo

Jawaabta:

Riyada barafuunka waa riyo fiican, qofka haduu arko asoo isku buufinayo barafuun wuxuu helaa sumcad fiican iyo magac aad looga dambeeyo, siiba markuu yahay uduga barafuunka mid aad u xoog badan, barafuunka waxaa kale lagu fasiraa qofka inuu guur usoo dhow yahay ama farxad aad u weyn inuu heli doono.

2 Comments
  1. Shakiga dumarka maxaa dhaliyo
    Maajid says

    Su,aalaha waan Soo gelin la,nahay Page-ka wax miyaa iska bedelay Role-ka Web

    1. Shakiga dumarka maxaa dhaliyo
      Daruur says

      su’aalo badan ayaa yaalla marka laga wada jawaabo ayaa la furayaa fadlan mar kale isku soo day

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More