Waxan ku riyooday anoo masaajidka tagaya salaadi jimce

Su’aasha:

Asc bahda daruur aad baan idiin salaamay
salaan kadib:-
Waxan ku riyooday anoo masaajidka tagaya salaadi jimce
Rakcadi 1aad uu sheekhu aad u dadajiyay
Kadin aan is idhi tii 2aad ka gaadh markan albaabka ka galay misaajidki een is idhu rukuucda ku gaadh ayuu dagdag ugasoo kacay rukuucdi markaasan diintisa caayay sheekhi kadib salaadi ban xidhay
Tolow maxay noqon karta riyadaasi😳
Waad mhadsantihiin

Waxan ku riyooday anoo masaajidka tagaya salaadi jimce
Waxan ku riyooday anoo masaajidka tagaya salaadi jimce

Jawaabta:

Riyada waxay kugu boorrinaysaa inaad ilaaliso waajibaadka diinta ku saartay oo aad ka fogaato qaladaadka aad samaynayso iyo sidoo kale fududeysiga aad fududeysanayso waxyaalaha qaar iyo sabar la’aanta aad ku sugan tahay.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More