Gabar riyo ku aragtay iyadoo ilkaha kore ka daateen

Gabar riyo ku aragtay iyadoo ilkaha kore ka daateen

Riyada:

Asc maxaa lagu fasir gabar haday ku riyoto iyadoo ilka ka daateen oo gacanta ku hayso waxaa daatay afrta ilka kore gacanta ayay ku sida fasikkea muxu noqonaya waa gabar wali an la gursan.

Gabar riyo ku aragtay iyadoo ilkaha kore ka daateen
Gabar riyo ku aragtay iyadoo ilkaha kore ka daateen

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa niyadjab iyo murug oo ay kala kulmayso qof ay ku kalsoonayd inay weynayso, qof ay aad u jeceshay oo ay ku kalsoon tahay, guud ahaan riyada daadashada ilkaha waa khasaaro xagga nafta ama hantida ama qof aad kuugu dhow inaad waayn doonto.

Culimada qaarkooda waxay ku fasiraan faqri iyo rafaad:

(تشيررؤية سقوط الأسنان وفقدان القدرة على تناول الطعام بعد سقوطها، نذير بضيق الرزق وحلول الفقر). 

(Waxay tilmaamaysaa riyada dhicitaanka ilkaha iyo qofka inuu awoodi waayo cunitaanka raashiinka markay ka dhacaan kadib digniin arsaaq ciriir iyo habsashada faqriga)

Riyada ilkaha wasakhda leh oo la nadiifinayo

Riyada ilkaha fasirkeeda

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More