Waxan ku riyodey ano dhar dhaqaayo biyaha ku dhaqayna dhulka ku dadiyey

Su’aasha:

Asc wll waxan ku riyodey ano dhar dhaqaayo biyaha ku dhaqayna dhulka ku dadiyey kadib habaryarahey iyo famligyga qar ayan suugo ukarinayey iyana wey isugayen cunadi u kariyeyna wan sii waxn aheyd afur no karineysa kadib waxa itimid gabadh an quranka wada dhigan jirney wada shekysaneyn qurankii maxay tahy wll jasakalah.

Waxan ku riyodey ano dhar dhaqaayo biyaha ku dhaqayna dhulka ku dadiyey
Waxan ku riyodey ano dhar dhaqaayo biyaha ku dhaqayna dhulka ku dadiyey

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka badbaadi doonto dhib kula soo gudboonaan doono, oo aad iska nadiifin doontid waxyaabaha qalbiga kaa qabsaday aad ka fikiri jirtay mar walba, riyada waa riyo wanaagsan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More