Kooxo usoo bandhigay muslimiinta New Zealand taageero

Kooxo usoo bandhigay muslimiinta New Zealand taageero

Kooxo kasoo jeeda dhaladka New Zealand iyo Australia ayaa ballan qaaday inay muslimiinta garab istaagayaan.

Kooxda muslimiinta difaaci rabta
Kooxo usoo bandhigay muslimiinta New Zealand taageero

waxay sheegeen in salaadda jimcaha ay masaajidda New Zealand ay ilaalinayaan, waxaa ka mid ah kooxda Mongrel Mob oo sheegay inay ilaalinayaan masjidka jaamaca ee Hamilton.
sidoo kale kooxda King Cobra gang iyagana waxay usoo bandhigeen muslimiinta dalkaas taageero weyn.

kooxahan oo awood meesha ku leh lagana baqo ayaa muslimiinta u hiilinaya

Sidoo kale kooxaha King Cobra iyo Black Power waxay ilaalo ku bilaabeen masjid ku yaalla magaalada Sydney ee dalka Australia.
wuxuu yiri hoggaamaiyaha kooxaha mid ka mid ah:

 

 

walaalaheen muslimiinta waan taageeraynaa intay nooga baahan yihiin gargaar iyo taageer

 

arrintan waxaa keenay weerar uu ku qaaday nin argagixiso ah oo muslinka neceb oo kasoo jeeda dalka Australia, wuxuu dilay jimcaha lasoo dhaafay 50 qof muslin ah oo salaad ku jiray.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More