Qofka habeenkii oo dhan aan seexanin iyo kan seexday tahajudka maka siman yihiin

Su’aasha:

Asc gudomiye waxaan donaaya inaan ogaado Qofka habeenkiisàs aan sedan ma dukankara tahajud o ma u simanyihiin Kan jiiftay we so kacay iyo Kan aan jiifan oo sidiisi uso jeeda sababto ah waxa dhacdo marka qaar inan daaho kadibna sacadu tahay 3am waxan kabqata Inay salàda subax IGA tagto ma iskaso jeedi Kara oo ma dukankara tahajud suadhaydu waa tahhadul Wigan sedan maleyahay o mahelaya waxu lahlgu helaya tahajud misa waa qofka jiftay.

Qofka habeenkii oo dhan aan seexanin iyo kan seexday tahajudka maka siman yihiin
Qofka habeenkii oo dhan aan seexanin iyo kan seexday tahajudka maka siman yihiin

Jawaabta:

Gudoomiye inkastoo qoraalka uusan saxanayn waxaa laga yaabaa keyboardka inuu kaa badalayo ereyda sidaas awgeed hadalka toos looma fahmo, waxaa fiican intaadan soo dirin inaad dib u saxdo qoraalka.

Waxaan ka fahmay hadalkaaga tahajudka qofka habeenka dhan soo jeeday iyo kan seexday oo huradada kasoo kacay miyay siman yihiin?, runtii qofkii seexdo iyo qofkii aan seexanin haddii waqtiga tahajudka ay tukadaan labada way tuakdeen waqtigaasna wuxuu ka bilaabanayaa cishaha kadib ilaa waqtiga salaad subax, waxaana fiican qeybta ugu dambeysa habeenkii, marka aan eegno qofka hurday iyo kan soo jeeday waxaa aad u fiican qofka soo hurday maxaayeelay wuu soo nastay waana fareesh maskax ahaan, laakin qofka dhafray daal iyo rafaad ayuu ku tukanayaa marka isku khushuuc ma noqon karaan, laakin labadaba way tukan karaan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More