Riyada Waaga oo baryay iyo xayawaanka madaxkutiga

Riyada:

waxan Ku riyoday anigo xafadayda u soo socdo waxaan arkay black polar bear Qashin wax ka dhex cunayso tagan jidka agmara guriga kadib wan so agmaray waxan so galay gurigi kadib Wardiyada ayan waxan Ku dhahay xir albaabka ama an xiro waxu igu yiri waagi aya baryay ana waxan u haystay inay tahay 4 AM kadib waxan arkay iftin ka waagi o baryay kadib waxan watay Qamis hosne Surwal cad anigo surwalki cada dhaqayo ayan Ku riyoday.

Riyada Waaga oo baryay iyo xayawaanka madaxkutiga
Riyada Waaga oo baryay iyo xayawaanka madaxkutiga

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa qof aad u xun oo khiyaano badan oo cadow ah inuu jiro oo raba inuu ku siro ama kuusoo dhawaado waayo xayawaanka afka ingiriis la dhaho bear af soomaaligana madaxkuti  wuxuu astaan u yahay marka riyo lagu arko nin tuug ah oo khiyaano badan, laakin inshaa Allaah waad ka guulaysanaysaa nolol fiican ayaad helaysaa xumaanta uu kula maagan yahay kuma soo gaarayso taasna waxaa laga fahmayaa dhaqidda surwaalka cad iyo muuqashada iftiinka waaga.

يشير الحلم إلى أن هناك عدوا سيئا جدا وغادرا يريد الاختباء أو الاقتراب منك

لأن الدب الحيواني الناطق باللغة الإنجليزية باللغة الصومالية هو رمز الرأس عندما يرى لص في المنام ولص مخادع

ولكن نأمل أن تفوز بحياة جيدة سيكون لديك حياة جيدة ستحصل على الشر الذي يحاول القيام به معك

وهذا ما يفهم من غسل السراويل البيضاء وظهور الضوء فجر.

Riyada anoo xiran khamiis cad iyo cimaamad oo nuur iga baxaayo

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More