Riyada bakaylaha iyo qoolleyda

Su’aasha:

ASC waxan ku riyooday

(1) qooley labo ah oo mid wax dulsaarnay inay dhimatay an u malenaayay oon waxi dulsarna an Ka qaaday iyo waxaan Ku riyooday

(2) bakeele bakeeleyaal BADAN oo kalarka cadaan u dhaw iyo_ shimbirkale oo Wayn waxaan qof agteyda taagnaa Ku iri Ka waran hadii aan bakeelahaan qabano oon hilibkiisa dubano bakeelayaashaas oo meek gaari dushisa camal buuxeen wad mahadsantahaay sxb riyadaan tii Ka horeysay jawaabtedana waan kaa sugaayaa.

Riyada bakaylaha iyo qoolleyda
Riyada bakaylaha iyo qoolleyda

Jawaabta:

Riyada koowaad: qoolleyda waxay tilmaamaysaa faa’ido meel dheer kaaga imaanayso sidoo kale faraj dhow taas ayaa lagu fasiraa, waxaa kaloo ay noqotaa naag aad guursan rabto, guud ahaan riyada qooleyda waa wax fiican oo aan ka baxsanayn arrimaha aan soo sheegay.

Riyada labaad: oo ah bakaylaha iyadana macne badan ayay yeelan kartaa waxaa lagu fasiraa bakaylaha naag sidoo kale guul iyo awood iyo nasiib weyn.
Labada riyo xiriir ayaa ka dhexeeya waxay wadaagaan naagta, way dhici kartaa inaad guursan doonto, oo aad heli doonto naag fiican si kaste waa riyo khayr leh.

 

 

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More