Gabar nin ay lacag ka cuntay oo riyo cabsi leh ugu yimid

Su’aasha:

Asc bahda daruuro gabarba nin ay khayaantay oy guur ku heshiiyeen oy uga baxday lacagna ka cuntay
Waxay 2 laba jeer ku riyootay iyadoo uur wacela u qaaday isla wiilkii oo dadku ogayn oo gabar lixbilood ku dhalatay u dhashay maxay noqonee

Gabar nin ay lacag ka cuntay oo riyo cabsi leh ugu yimid
Gabar nin ay lacag ka cuntay oo riyo cabsi leh ugu yimid

Jawaabta:

Riyada waxaa laga fahmayaa inay tahay digniin khiyaanada ninkaas ay khiyaantay iyo lacagta ay ka cuntay inay kasoo bixi doonaan, taasna guud ahaan shaki kama taagna in qofka laga gudi doono markuu qof kale wax si qaldan uga cuno ama uu dulmiyo ama uu been u sheego, marka hore Alle ha uga towbad keento dambiga ay Alle ka gashay,  marka labaad waxaa u fiican inay cafis ka dalbato ninka ama ay u guddo lacagta ay ka cuntay.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More