Waxaan ku riyooday wiil an jeclahay inaa is guursano rabo

Su’aasha:

Waxaan ku riyooday wiil an jeclahay inaa is guursano rabo isaga walalkisa guriga noogu imanayan anagana cunto karinay silent hadana marka waxaa arkay ayago dad badan la socdan gurigena so galayan dadkas ajaanib ahaayen.

Waxaan ku riyooday wiill an jeclahay inaa is guursano rabo
Waxaan ku riyooday wiill an jeclahay inaa is guursano rabo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa xaalkaaga inuu is badali doono nolol cusub inaad bilaaban doonto mustaqbal inaad yeelan doonto, ninkaas haku guursado ama nin kale guud ahaan riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka bixi doonto xaaladda hadda aad ku sugan tahay.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More