Waxaan ku riyoodey wiil Facebook igu jira oo aan aqoon

Su’aasha:

Asc walaalaha Allah idinka abaalmariyo dadaalkiina waxaan kuriyoodey wil fb igu jira oo aan aqoon anoo xaas u ah xaamilo baan ahay waan fadhya isna gacantu i qaban saan u istaago habeen xigey waxaan ku riyoodey anagu xajka joogna oo is ag fadhina quraan akhrisanayna markaas waan is baranaynaa waan isku sheegayaa fb ban saxib ku nahay ban leyahay riyooyinka waa iga yaabiyen qofkan daqiiqad xata kuma fikirin ismana waydiin.

Waxaan ku riyoodey wiil Facebook igu jira oo aan aqoon
Waxaan ku riyoodey wiil Facebook igu jira oo aan aqoon

Jawaabta:

Riyada waa khayr haddii aad tahay gabar doob ah nin fiican ayaad guursanaysaa haddaad xaas tahay ninkaaga jacayl iyo daryeel fiican ayaad ka helaysaa riyada waa riyo bishaaro ah, astaanta xajka waxay tilmaamaysaa wanaag aduun iyo aakhiro inaad heleyso Ilaahay khayr hakaaga dhigo.

Waxaa kaloo dhici karta ninkaas  Facebook aad saaxiibada ku tihiin inaad mustaqbalka is guursataan mararka qaar riyada si toos ayay usoo baxdaa tafsiir uma baahna.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More