Riyada dumar sheegayo naag ninkeeda inuu wax kufsan rabo

Su’aasha:

Riyo waxan kuriyotay labo nag aya iguyiri ninkaga gabar ayow kufsarabay waxowna sinayay darogada waxey siday welgadudan ninkeyga kuiri marunba waxow yiri haa ane waxan iri ifur wana ifuray.

Riyada dumar sheegayo naag ninkeeda inuu wax kufsan rabo
Riyada dumar sheegayo naag ninkeeda inuu wax kufsan rabo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa cadaawad iyo dagaal family soo dhex gali doono, sidoo kale riyada waxay wadataa xumaan qof loo maleegayo iyo masabidaad, iska ilaali dumarka qaar oo guryaha duminaya, riyada sharteeda Ilaahay hakaa badbaadiyo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More