Waxaan ku riyooday anoo cunay wax u eg bahalka xabagta la dhoho

Su’aasha:

Waxaan xaley ku riyooday anoo joogo laba geed midna wuxuu ahaa geed cambe ka baxaayo midna wuxuu igula ekaa geedkan cabaqyada marka aabahay wuxuu iiga shekeynayaa geedaha mirohooda wuxuu ileeyahay labadan isma dhaamaan saasey wuxuu iigu far fiiqay geedka cabaqa oo miro sida cambaha cml ka baxaayo inaan la cuni karin markaas baa dhacday inaan ani dhinacii geedka cambaha aanka soo goosto miro markaan cunaayey igula ekaaday sidii xalwo cml eh markaas baa hooyo iyo dad qaraabo igu soo bexeen waxay igu heysteen mxd geedka u cuntay anigana intaan soo gooyey mirihii aan cunay aan dhahay waxan aan cunay waa xabag iyagana waxay igula doodayaan ma aha ee waa miro kale wax yar ka dib gabar yartey dhashay baa isoo hor istaagtay markaas buu xabagii isku badalay futiinada biibitootinka lagu gado saa arkay Hooyadey oo iga codsaneyso inaan wax ka siiyo say u cunto anigana waxaa qalbiga iiga jira inay waxan sun yihiin markaas baa tuuray markaasey hooyadey intay qaniinyo fudud dhagaha iga qaniintay ayay idahday maxaa kuu geeye bahalkaas miraha waxaana kusoo toosay anoo sarwaal daba gaab iigu jiro feerahana i qaawanyahay dad qaraabadana i arkayaan markaasna aan oohin iska keenaayo riyadaas waxay tahay si faahfaahsan iigu fasir sxb

Waxaan ku riyooday anoo cunay wax u eg bahalka xabagta la dhoho
Waxaan ku riyooday anoo cunay wax u eg bahalka xabagta la dhoho

Jawaabta:

Riyada waa riyo labo arrin tilmaamaysa midda hore waa arsaaq aad heli doonto lacag ama xoolo gacanta aad ku dhigi doonto midda labaad waxay kugu qabsan doontaa hooyadaada lacagtaas meesha aad ka keentay adigana waxaad dareemi doontaa yaxyax iyo xishood aad ka xishoonayso lacgtaas sida ay kugu soo gashay.

Marka iska ilaali wixii dhib kuu keeni kara iyo dadka aad la shaqasanayso.

You might also like
2 Comments
  1. Ereyada Other iyo Another farqiga u dhexeeya af Ingiriiska
    Xafsa says

    Asc wll riyo ifasira ano naag racay ee utagnay nin waxan ubahday weso waxow iguyiri labadan ceel mid wa xarar midna macan kanxararka kaweyseyso kanmacana kacab waxeyna kukalayalan labada gees

    1. Ereyada Other iyo Another farqiga u dhexeeya af Ingiriiska
      Daruur says

      walaal meesha su’aasha loogu talaggalay kusoo dir marka la furo markaad soo dirayso emailkaaga iska sax waxaa kaa qaldan meesha ugu dambaysa oo ah @gmail.com waxaa raacsan ma sidan ayaad usoo qortay @gmail.comma

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More