Riyada aabaha mar hore dhintay oo aad u qabeyneyso

Riyada:

Hoyadeyda Waxay ku riyotay iyadoo aabaheed OO goor hore dhintay oo u qabeynayso sida caadi ah , waxaana laga joogaa xili U dhintay sano badan.

Riyada aabaha mar hore dhintay oo aad u qabeyneyso.
Riyada aabaha mar hore dhintay oo aad u qabeyneyso.

Fasirka:

Riyada waa khayr waxay tilmaamaysaa in Alle idinka daahirin doono xumaanta oo idinka dhigi doono dad wanaagsan oo nadiif ah, waalidka dhintay falka kasoo fulaya wuxuu ku soo noqonayaa ubadkiisa, waxaa kaloo riyada laga fahmaya hooyadaada aabaheeda inuu uga baahan yahay duco iyo sadaqo inay ka bixiso waayo sadaqada qofka waxay ka dhaqdaa dambiga, sida qubeyska oo kale, marka guud ahaan riyada waa riyo wanaagsan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More