Gabar ku riyootay iyadoo ninka ay u shaqayso xumaan ku sameyn rabo

Su’aasha:

waxan ku riyoday shirkada aan u shaqeeyo ninka madaxa ka ah anoo gurigiisa la joogo oo hsaqo naga dhexayso waxan isla galnay qolka jiifka dhar la’aan ayaan ahaa waxan watay kaliya kastuumo isaga wuu qaawanaa wuxu bilaabay inuu ia taabto oo i kiciyo oo galmo ila sameyo lakin si xoog uga diiday inuu wax igu sameeyo kadib waan soo kacay riyada maxay noqon kartaa.

Gabar ku riyootay iyadoo ninka ay u shaqayso xumaan ku sameyn rabo
Gabar ku riyootay iyadoo ninka ay u shaqayso xumaan ku sameyn rabo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad kala kulmi doonto qofkaas wax aadan ka filanaynin waxaa lagaa rabaa inaad iska ilaaliso sheekada iyo isdhexgalka, raga qaar qalbiga ayay ka jiran yihiin dadka u shaqeeyo waxay haystaan addoon oo kale oo wax walbo ay ku sameyn karaan siiba naagaha, marka iska jir riyada waa digniin.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More