Waxaan ku riyooday anigoo wiil aan isa shukaansno meel igaga soo tagay

Su’aasha:

Waxaan ku riyooday anigoo wiil aan isa shukaansno iyo wiil iyo gabar kale oo ay qaraabo yihiin intaan isa raacnay meel cidlo ah iiga so tagayaan.

Waxaan ku riyooday anigoo wiil aan isa shukaansno meel igaga soo tagay
Waxaan ku riyooday anigoo wiil aan isa shukaansno meel igaga soo tagay

Jawaabta:

Riyada waxay xambaarsan tahay digniin iska ilaali in been laguu sheego, riyada meesha lagaaga tagayo waa arrin tilmaamaysa xiriirka idinka dhexeeya wiilka aad sheegtay inaad is shukaansanaysaan, waxaa laga yaabaa qorshe in laguu degayo shardi ma aha inay dadkaas yihiin dadka qorshaha kuu dagaya , guud ahaan iska ilaali in lagu khiyaano.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More