Qof aan saaxiibo nahay ayaa ku riyooday isagoo qaawan

Su’aasha:

Asc

Qof aan saaxiibo nahay ayaa ku riyooday isagoo qaawan oo surwaal kaliya xiran oo dad badan dhax socda dumarna soo firinayaan
Isaguna qajilaad eegi kar la’ahay.

Bal maxay noqon riyadaas fasirkeedu ?

Qof aan saaxiibo nahay ayaa ku riyooday isagoo qaawan
Qof aan saaxiibo nahay ayaa ku riyooday isagoo qaawan

Jawaabta:

Riyada dhar la’aanta ma fiicna qofka haduu ku riyoodo nin jidka jooga oo qaawan ama dhar la’aan ah wuxuu ku dhacayaa dhibaato, lacag la’aan iyo rafaad iyo ceeb iyo fadeexo, waxaa laga yaabaa wax uu qarin jiray inay dadka oo dhan ogaadaan siiba waxyaalaha laga xishoodo.
xaaladda hadda ma fiicna inkastoo ay jiraan xaalado qawanaanta lagu fasiro macne fiican.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More