Dumarka maxaay uga xanuunsadaan raaxada sariirta

Su’aasha:

xanuunka galmada maxaa keeno nagta inay dareento marka ninkeeda galmo la samaynayo xanuun aan loo adkaysan karin meeshi la rabay inay raaxo ka darento waxy dareemaysa xanun qaska oo dhan qabsanaya marka galmada la joojiyo xanunka wa isataa sidii iyado wxaba dhici oo kale?

Dumarka maxaay uga xanuunsadaan raaxada sariirta
Dumarka maxaay uga xanuunsadaan raaxada sariirta

Jawaabta:

Xanuunka galmada sababo badan ayaa keeni kara, inuu yahay farjiga xaaska mid qalayl ah oo aan qoyaan dabiici soo deynin ama inuu jiro infekshan oo meesha ay tahay meel bukan ama ninka inuu geedkiisa xadka ka baxsan yahay oo uu dhaafay 25 sinti ama inay jirto cabsi  nafsi ah xagga galmada taasna inta badan waxay dhacdaa dumarka kufsiga soo maray, naagta la kufsaday waxaa hor taagan cabsi daran xagga galmada waxaa laga yaabaa arrimo nafsi inay tahay sabata keentay xanuunka.

 

Galmada Ugu Mac Ee Raaxo Badan Siin Karta Dumarka Maxay Tahay?

Sidee Layskaga Joojiyaa Daawashada Kilibyada Galmada

Haweenka Sidan Bay Ugu Kala Duwan Yihiin Raaxada Sariirta

قالوا: والعشق المباح مما يؤجر عليه العشاق، كما قال شريك بن عبد الله ـ وقد سئل عن العشاق ـ فقال: أشدهم حبا أعظمهم أجرا. وصدق والله إذا كان المعشوق ممن يحب الله للعاشق قربه ووصله، وقالت امرأة:
لن يقبل الله من معشوقة عملا … يوما وعاشقها لهفان مهجور
ليست بمأجورة في قتل عاشقها … لكن عاشقها في ذاك مأجور

ونحن نقول: متى باتت مهاجرة لفراش عاشقها الذي هو بعلها؛ لعنتها الملائكة حتى تصبح.
قالوا: والعشق يصفي الهم، ويهذب العقل، ويبعث على حسن
اللباس، وطيب المطعم، ومكارم الأخلاق، ويعلي الهمة، ويحمل على طيب الرائحة، وكرم العشرة، وحفظ الأدب والمروءة، وهو بلاء الصالحين، ومحنة العابدين، وهو ميزان العقول، وجلاء الأذهان، وهو خلق الكرام، كما قيل:
وما أحببتها فحشا ولكن … رأيت الحب أخلاق الكرام

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More