Riyada gabadh hooyo ah oo nin loo dhisayo

Su’aasha:

Waxan ku riyooday gabadh hooyo ah ninkii kala tageen anoo nin aan rabo inaan u dhiso ay diidayso
Waxaanay lahayd marabo ninkan iyadoo isoo eegaysa waxanay ila ahayd gabadhani in ay inaga irabto oo waxna ay iisheegtsy hore oo ay iga dhursugaysay
Kabacdi waxay igu tidhi xasiidaydii halkan taalay meeday waanay daba daalay ana waan tusay
Allah mahadle.

Riyada gabadh hooyo ah oo nin loo dhisayo
Riyada gabadh hooyo ah oo nin loo dhisayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa nasiibka aad u leedahay nolosha aduunka iyo farxadda, haweeneydaas adiga ku rabto oo diiddan nin kale waa adduunyada oo sahal kuu noqonaysa riyadan isla riyooyinka hore ayay la macne tahay oo aan kuu soo fasiray.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More