Waxaan arkay nin aan aqaano oo sarifle noqday

Su’aasha:

Asc, waxaan arkay nin aan aqaano oo sarifle noqday , waxaan saarnaa mooto waan la haday ma ila hadlin . Maxaa la dhihi karaa ?

Waxaan arkay nin aan aqaano oo sarifle noqday
Waxaan arkay nin aan aqaano oo sarifle noqday

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto qof isku habaysan oo arrimihiisa toosan yihiin oo si fiican isu maamuli karo guulna waad gaari doontaa siiba haddaad shaqo gasho ama dhaqaalaha aad lugta la gasho, hadalka iska yareey oo ku dadaal wixii wax kuu taraya.

Mootada aad saaran tahay waxay tilmaamaysaa inaad danahaaga si dhaqi ku gaarayso oo aad guul ka keenayso dadaalka aad ku jirto.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More