Xiriirka ka dhexeeya dareenka iyo cuntada

Xiriirka ka dhexeeya dareenka iyo cuntada

Su’aasha:

Asc wll waan ku salaamay ugu horay waxaan rabaa inaa iiga jawaabto hal sano iyo bar ayaan waday siigo lkn ima dulaysan jirin inta halka sano ah waxaan usamayn jiray ka habeen ka habeen lkn inta barka ah 4 maalmood halmar cuntooyin fcn ucuni jiray si uusan jirkayga daciif u noqon lkn labadii bilood oo lasoo dhaafay ayaan markaan 10 bari joogo halka mar aan qabto waxaan samayn jiray 3-4 -5 ayaan dhawayd ayaan ogaan ka qaatay oo ahayd hal bil xubintayda way nankeeda aniga ayaa kayaabay lkn 2 maalmood oo lasoo dhaafay ayaan ku dhacay hadana go aan ayaan ka qaaatay go aan adag marka cuntada waan iska yareeyey hada jirkaygana jir qurxoon ayuu ahaa oo dhisnaa oo aniga oo rabo cuntooyinka protienka leh inaa cuno ayaan iska daayay
Mida kle cuntada la iskayreenaayo intee waqti ayaa cunayaa ?
Hadaan iska daayana cuntooyinka jirka lagu dhiso wlahi foolxumadayda dadka ima fiirin karaan
Mida kle masamayn karaa inta aan riyo kubiyo baxaaayo cuntada ma iska yarayn karaa markaan riyada kubiyo baxana cuntooyinkayga protienka leh masoo cashen karaa bal talo isii
Walaa web walaa wax kle inaa iska xiro ayaan rabaa bari markaan jawaabta helo insha alahaa noloshayda aniga dhisnayaao wa bilaahi tow fiiq

Mida kle gabar siigaysanayso waligay ma maqal webkaan ayaan ugu imaaaday.

Bye

Xiriirka ka dhexeeya dareenka iyo cuntada
Xiriirka ka dhexeeya dareenka iyo cuntada

Jawaabta:

Waxaa ugu muhimsan go’aanka aad ka qaadanayso siigada, dad waxaa jira iyagoo cuntadooda cunaya oo aan siigaysanin, qofka hadduu siigada ka tago oona uu cunayo cunto nafaqo leh biyaha riyo ayay kaga baxayaan, waa wax dabiici ah, laakin qofka haduusan go’aan adag lahayn ayaa lagula dardaarmaa inuu cuntada iska yareeyo si uu kacsigiisa u yaraado, cuntada iska yaraynteeda lagama wado qofka inuu nafta iska qaado.

Cuntada sidaad u cuni jirtay  u cun laakin tayada kaliya yareey oo dheeraadka iska iska ilaali.

Webka wixii su’aal lasoo weydiiyo ayuu ka jawaabaa ee ma aha web qofka dareenkiisa kicinaya, waa web aqooneed, marka haddaad ku aragtay su’aal ku saabsan dumar siigaysanaayo taas macanaheeda ma aha inaad ku kacayso su’aashaas, ee waxaa laga yaabaa maskaxdaada inay ku jiraan webyo kale oo ay ku jiraan sawiro naago qaawan ama aflaam xunxun.

Cuntada dareenka kacsiga habkay u keento
Cuntada dareenka kacsiga habkay u keento

The most important thing is the decision you are making about the Masturbation, there are people who eat their food and do not eat it, if the person leaves the sila and eats nutritious food they will leave the water in a dream, it is natural, but if the person does not have a strong decision they are instructed to reduce the food to reduce his erection, the reduction of food is not required for the person to take his life.

Eat the food as you used to, but just reduce the quality and avoid the extra.

The web answers any question that is asked and it is not a web that arouses the person’s feelings, it is a web of knowledge, when if you have seen a question about women who are trying to do that it does not mean that you are going to go up with that question, but it may be in your mind that there are other web sites that contain pictures of naked women or pornography.

Hilibka dareenka aad buu ugu roon yahay halkan ka daawo

 

Dadka blood type O+ ah dadka kale may ka dareen badan yihiin

You might also like
1 Comment
  1. Wiil yaaron dhalay baa xili walbo hawadu qabawdahay aad u qufaca daawada waa maxay
    Iqro says

    Wll mcn sidaa iskaga daa aniga xitaa goaan adag ayaan ka qaatay ilaa hada mashallah todobo bilood lasoo dhaafay masamayn
    Ilaahay cibaaadadiisa badi
    Inta arkaysa wiilkaan dhiiri galiya inta samaanta jacel💓💓💓💓💓💓💓💓🇸🇴

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More