Waxaan arkaa haben walba anigoo Somalia ku riyonaya

Su’aasha:

waxaan arkaa haben walba anigoo Somalia ku riyonaya iyo anigoo riyo ku jooga wadaanka somalia lkn waxaan jogaa sweden waxaana la yaaba riyada igu soo laab labaneso markasta.

Waxaan arkaa haben walba anigoo Somalia ku riyonaya
Waxaan arkaa haben walba anigoo Somalia ku riyonaya

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa qalbigaaga inuu aad ugu xiran yahay soomaali waadna tagi doontaa, riyadan soo noqonoqonayso waxay tusaysaa inay xaqiiqo tahay soomaali ayaad u xiistay waadna tagi doontaa inshaa Allaah

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More