Riyada geed guriga hortiisa ku yaalay oo soo dhacay

Su’aasha:

Asc walaaha wabka daruuro waad ku mahadsantahiin sida quruxda badanee bulshada ugu adeegtaan ilahay hidin xiftiyo
Wll xalay waxaan ku riyooday ani iyo hooyaday oo guri joogna anoo meel daarada dhexdeedaah taagan waxaa soo dhacay geed guriga hortiisa ku yaalay ani horay ayan u dhaafay dhinacbaana uga leexday waxaana lahayn ilahaybaa na dhaafiyay qashinkiisa dhib buu nagu hayay alx yaanlahayn darada dhexdeeda kuma dhicin ee waxuu ku dhacay meel guriga hortiisa kaleexsan oo naga yaran fog oo wada ah wadada muuna xidhin ee dherar ayuu ugu dhacay lkn geed caleen lah buuna ahaa xayawaan noockastaleh baakasoo baxay ugaar dubo wax badan ilahaybaa nadhaafiyaanlahaa dadka dariska xitaa way iska fiir sanayeen xayawaanka iyaga is cayrsanayay maxay noqonkartaa wll

Riyada geed guriga hortiisa ku yaalay oo soo dhacay
Riyada geed guriga hortiisa ku yaalay oo soo dhacay

Jawaabta:

Riyada waa digniin waxay tilmaamaysaa inuu jiqo qalad ama go’aan qaldan xagga qoyska ama waxbarashada ama wax kale, naftaada dib ugu laabo eeg waxa kaa qaldan ama waxa ka qaldan hooyadaada, geed soo dhacayo waa astaan aan fiicnayn oo calaamad u ah qalad iyo gef.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More