Sodon maalin ayaan shardi ku galay inaan soomo mana awoodo

Su’aasha:

Siigada OO mudo kamaqna ayan Dib ubilabay wayo waxaan ogaday inan laanteeda joogi karin markan sameeyo wan kashalaya waxana goansada inan Dib dambe usameynin shaydaanka wuxuu idhaha shardi gal marka habeenki ciida so galaysay ayan sameyay aad ban uga xumaaday waxaa iguso dacay 30 soon hadad Dib dambe usameysid wana kuhadlay wayna iguwajibtay isla habeenkiba markale ayan sameyay mana soomi karo wayo 10ki dul hijjah intan soomay markan 6 marinayo ayan dalay maalintii toodobadna wan afuray marka 30 xiriir ah ma awoodo maxaan sameya hadi Aan allaha dambi dhaaf waydiisto oon mardambe siigeysan shardi dambana aan galin illahi maiga cafinaya soonkas madaama mid aniga aan isasaray uyahay OO illahi usan iguwajibinin.

Sodon maalin ayaan shardi ku galay inaan soomo mana awoodo
Sodon maalin ayaan shardi ku galay inaan soomo mana awoodo

Jawaabta:

Haddaad nadarka ku dhawaaqday waa kugu waajibay ee haddaadan soon awoodin waa inaad kafaarada dhaarta bixisaa, kafaarada dhaartana webka Daruur ayaan ku faahfaahinay waad ka heli kartaa linkiga:

Soonka Nadarka Ee Kafaarada Dhaarta Ma Laysku Xiriiriyaa

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More