Sawirada mudaaharaadka dalka Sudan ugu saameyn badan

Sawirada mudaaharaadka dalka Sudan ugu saameyn badan

Sawirada mudaaharaadka dalka Sudan ugu saameyn badan
Sawirada mudaaharaadka dalka Sudan ugu saameyn badan

Mudaaharaadka dalka Sudan shacabka kasoo qeybgalay waxay rideen madaxweynaha dalka Cumar albashiir oo jagada hayay in ka badan 30 sano.

sida la sheegay waxay ahaayeen kuwa xoog leh oo shacabka Sudan ku muujiyeen inay ka daaleen xukunka Bashiir.

Madaxweynaha Cumar albashiir toos ayaa looga casilay xukunka. marka ay amreen kaddib ciidanka xoogga dalka Sudan.

sawirada ugu saameynta badan waa kuwan:

Isma dhaheynin Bashiir sidan ayuu ku dhacaa, wuxuu isku dayay inuu sii joogo laakin sheekada ayaa ka xumaatay.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More