Lacagta laga helay Guriga Cumar Albashiir Video

A lot of money in the house of former Sudanese President Omar al-Bashir

Madaxweynihii hore ee dalka Sudan Cumar Albashiir ayaa gurigaasa laga helay lacag farabadan lacagtaas oo ka boobneyd lacagta doolarka maraykanka iyo lacagta midowga yurub euro iyo lacagta ganiga Sudan.
lacagtaas gurigiisa dhexdiisa ayaa laga helay.
waxaana lagu tiriyaa inay tahay malaayiin lacag ah.

Lacagta laga helay Guriga Cumar Albashiir Video
Lacagta laga helay Guriga Cumar Albashiir Video

madaxweynaha Sudan oo hadda xabsiga ku jiro ayaa wuxuu xukunka hayay soddon sano in ka badan.

wuxuu ku qabsaday dalka Sudan afgambi militari sanadka 1989.
Cumar albashiir wuxuu ku dhacay kacdoonka ugu dambeeyay ee ay kiciyeen shacabka Sudan 2019.

dad badan ayaa usoo baxay dibadda oo kasoo horjeestay xukunka labashiir. muuqalkan video wuxuu kuu caddeynayaa lacagta laga helay guriga madaxweynaha.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More