MD Sudan Cumar Albashiir oo jagada laga casilay

Cumar Albashiir oo ahaa madaxweynaha Sudan ayaa maanta laga casilay madaxtinnimada.

taasoo ka dhalatay kacdoonka shacabka Sudan oo maalmahan ka socday dalkaas.

xukunka haddda waxaa la wareegay ciidanka militariga dalka Sudan.

Cumar albashiir wuxuu dhashay 1 Janaayo 1944.

xukunkan wuxuu qabtay 30 juunyo 1989
markaas wuxuu afgambiyay xukuumaddii isaga ka horreysay

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More